Sawirro Gacmeedyo uu sameeyay Wiil u dhalay Osama Bin Laden oo la hadal hayo

Wiil uu dhalay Hoggaamiyihii hore ee ururka Al-Qaacida ee la dilay Osama Bin Laden, ayaa bandhig ka dhacaya dalka Faransiiska lagu soo bandhigayaa sawir gacmeedyo cajiib ah uu sameeyay. Cumar Bin Laden ayaa sameeyay sawirro gacmeedyo kala duwan oo dad badan soo jiitay, sawirada uu ninkan sameeyay ayaana dad badan soo jiitay kahor inta aan … Continue reading Sawirro Gacmeedyo uu sameeyay Wiil u dhalay Osama Bin Laden oo la hadal hayo